Maxamed Jaamuus Oo Lagu Dilay Magalaada Gorowe

0

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya  dil magaadada gorowe ee xarunta gobolka nugaal loogu geyststay garyaan ka tirsan maxkamada sare ee maamulka puntland

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno gobolka nugaal ayaa waxa sheegayaan in garyaqaan maxmed maxamuud cabdi jaamud ay dableyhubeysan ay ku toogteen meel aan ka fogeyn gurigiisa oo ku yaalada magaalada gorowe

Waxaana la sheegay in dilka kadib ay goobta iskaga baxsadeen dableydii  ka dambeysay dilka kaaliyahaan ka tirsana maxkamadaha putland

Ciidamada amaanka maamulka puntland oo gaaray goobta uu yaalay meydka marxuunka ayaa baaritaano  ka bilaabay halkaas oo ay ku baadigoobayaan dadkii kadanbeyay dilka garyaqaanka balse lama soo sheegin cid baaritaanadaasi ay usoo qabteen ciidamada amaanka putland

Amaanka magaalada gorowe ee xarunta gobolka ayaa ahmid siweyn loo adkeyo waxaana marmarka qaarsidaan oo kale uga dhac dilal loogeysto masuuliyiinta ka tirsan maamulka  putland

Waxaana xusud mudan ay tahay gorowe in la sheego in ay ka mid tahay meelaha ugu nabdoon Somalia wallow ay kadhacaan falal lidi ku ah amniga

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here