Ra’iisal wasaare Rooble oo La kulmay Gudoomiyaha golaha wakiilada Koofur galbeed

0

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Fiqi oo maalmahan socdaal ku joogay magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiintan ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka, sidii Koofur Galbeed doorka kaga aadan uga qayb qaadan lahayd inay dalka ka dhacdo doorasho hufan oo si nabadgalyo ah ku qabsoonta iyo in la xoojiyo ka wada shaqaynta  hawlaha dawliga ah ee shacabka loogu adeegayo.

raiisul wasaaraha xukuumada faderalka somalia ayaa saacadiihi lasoo dhaafay kulamo gooni gooni ah la qaadanayay masuuliyiinta ku sugan magaalada caasimada ah ee muqdisho isagoo kala hadlayay arimo dhowr ah oo kala duduwan kuwaasi oo lagu dar dargalinayo howlaha adag ee raiisul wasaraha  cusub uyaala

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here