Itoobiya Oo martigalineysa Shir Ku Saabsan Arimaha Qaxoogita Bariga Afrika

0

Dowladda itoobiya ayaa waxa sheertay in ay martigalinayso shir ku saabsan gaxootiga ku sugan dalalka dhaca bariga iyo geeska qaarada afrika

Shirkaan ayaa waxa la sheegay in ujeedadiisu ay tahay in laga wada hadlo ariama la xariira qaxootiga ku dhaqan bariga afika iyo sidii dadka caadiga ah oo nolashooda maareysta loogu so darihaa

Dalalka bariga qaarada afrika ayaa la sheegaa in ay ku sgan yihiin ku dhawaad 3.5 milyan oo qaxooti ah

Waxaana shirkaan uu noqonayaa mid ay iskugu imaanayaan madaxada kala duwan ee dalalka bariga iyo geeska afrika oo ka mid tahay dowladda Somalia

Waxa sidookale shirkan ka qeyb galidoona masuuliyiin kasoo socda hay,adaha kala duwan ee qarama midoobe ku waasi oo taageera qaxootiga ku sugan bariaga afrika

Waxan ka marnaan doonin oo iyaguna shirkan ka qeyb galaya dowladaha caalamka qaar kood kuwaasi oo taageera qaxootiga

Dad bdan oo qaxooti ayaa ku sugan bariga Africa waxaana ay yihiin dadkaasi kuwa dalkooda ay kajiran daalo sokeeye taasi oo kentay in dalalkooda ay uga tagaan sababa amni daro

Waxaana soo food saara inta badan dhibaatooin badan oo ay qeyb katahay in aysan helin wax ay noloshooda ku maareyaan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here