Cabdi Xaashi oo Magacaabay Guddi Diyaarinaya Hannaanka Doorashada Xildhibaannada G/Waqooyi

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddi Xildhibaano iyo Senataro isugu jira oo qabanqaabada doorashada Xildhibaanada labada aqal ku matali doona gobolada Waqooyi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here