Madaxda Dowladda Dhexe iyo Dowladaha Xubnaha Ka Ah Oo Ku Shiray Muqdisho

0

Saacadiihi lasoo dhaafay waxa magaalada muqdisho kulamo gaar gaar ah ay uga socnayeen madaxda dowlada faderalka ah iyo kuwa maamulka goboleedyada dalka oo wehliyo mamulka gobolka banaadir  kuwaasi oo inta badan la sheegay in ay ka wada hadlayeen arimo kusabsan doorashooyinka la filayo in dalka ay ka dhacaan iyo arimo kale

Wararka aan helayno ayaa waxa ay sheegyaan in madaxweynaha jfs iyo madaxweynayaashaa dowlad goboleedyada ay ka wada hadleen arimha doorashyinka waxaana laisku soo hadal qaaday sida wararku ay sheegayaan gudiga doorashooyink a ee heer faderal iyo heer dowlad goboleed iyo qaabkii loomagacaabialaha

Waxaana la sheegay in arintaasi madaxdu marka ay shireen ay islaqaateen in guddi loosaaro kuwaasi oo kasoo baaraandaga sida gudiyadaasi ay noqonayaan

Waxaana la filayaan in madaxweynayaasha dowlad goboleedyad ay dib ugu laabtaan deegaanadooda si ay la tashiyo ay ula soo sameeyaan xildhibaanadooda iyo dad kooda

Gabagabada shirkaan ay wada qaateen madaxweynaha jFS maxamed cabdulahi farmajo iyo hogaamiyaasha dowlad goboleedyada dalka ayaa waxa la filayaa in gabgabadiisa in laga soosaaro war murtiyeed

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here