Taliska Booliska Dhuusamareeb Oo Si Kulul Uga Hadlay Dil ka dhacay Magaalada Dhusamareeb

0

Taliska booliska magaalada dhuusamareeb ayaa faafaahin ka bixiyay dil ka dhacay gudaha magaalada dhuusamareeb

Waxaana taliska booliska oo warbahinta la hadalay ay sheegeen in falkaan uu ahaa mid toorey lagu geeystay islamarkaasna lagu dhaawacay maxamed saciid xaashi oo ka mid ahaa dadka deegaanka

Waxaana la sheegay in ninka la dhaawacay uu toorey ku dhaawacay nin kale oo ay isku meel ka shaqeynayeen intaasi kadibna uu goobta iskaga baxsaday

Taliska booliska ayaa sheegay in gacanta ay kusoo dhigeen ninkii ka danbeyay dilkii k dhacay magaalada dhuusamareeb islamarkaasna waxa sheegeen in ay cadaalada horgeyn doonan

Falalka lidiga ku ah amniga ayaa inta badan ka dhaca magaalada dhuusamareeb,Iyagoona dadkii falkasi ka dambeyay ay goobta iskaga baxsadaan dilka kadib balse waxaa dhacda in ay hadaha amniga ay usuurtagasho in mararka qaar ay gacanta kusoo dhigaan dadkaasi falalka  amni daro ka sameya deegaanada dhaca gobolada mudug iyo galgaduud

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here