Al-Shabaab oo Ka Hadlay Sababta ay u Dileen Gudoomiye Shaafi Raabi Kaahin.

0

Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qaraxii Lagu Dilay Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Jubbaland.

War kasoo baxay Alshabaab ayay ku sheegteen Qaraxa lagu Dilay Shaafi Raabi Kaahin.

“Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxan, iyadoo tibaaxday ina howlgal qorsheysan ku bartilmaameedsatay mas’uul sare oo katirsan maamulka isku magacaabay Jubaland,Shaafi Raabi Kaahin ayaa ahaa la taliyaha gaarka ah iyo gacanta midig ee Axmad Madoobe, waxaana la xusuustaa inuu kaalin mugleh ka qaatay dib usoo doorashadii Axmad Madoobe, hogaamiyaha maamulka Jubaland”, ayaa lagu yiri war kasoo baxay Alshabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here