Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Hoobiyayaal caawa laga maqlay Magaaladda Muqdisho.
Hoobiyayaasha oo dhowr xaba ahaa ayaa intooda badan waxa ay ku dhaceyn xaafado ku dhow dhow Madaxtooyadda Soomaaliya.
Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay hoobiyayaashaan.
Saraakiil katirsan Hay’adda amaanka wax ay sheegeen in ay jiraa hoobiyaasha balse ilaa iyo haatan aysan hayn qasaaraha ka dhashay Duqeynta Hoobiyaashaasi

