Wiil Dhalinyaro ahaa oo Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wiil dhalinyaro ahaa ku dilay Magaaladda Muqdisho.

Dilkaan ayaa ka dhacay isgoyska EX Koontarool Afgooye ee Duleedka Magaaladda Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in wiilka la dilay uu ka shaqeyn jirey Mooto Bajaaj,islamarkaana askariga uu si barer ah xabado ugu furay,goobtana ay ka baxsaday dilka kadib.

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here