Wararka ka imaanaya Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa ku waramaya in qarax Bambaano Caawa Lagu Weeraray hoyga guddoomiye ku xigeenkii arrimaha amniga Gobolka Shabeelaha Dhexe Muxumad Cabdi Sugaal.
Weerarkaan waxaa ku dhintay guddoomiye ku xigeenkii arrimaha amniga Muxumad Cabdi Sugaal iyo wiil uu dhalay.
Guriga qaraxa uu ka dhacay waxaa goordhaweyd gaaray Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Hirshabeele,iyo ciidamo fara badan.

