Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Hoobiyayaal Goordhaweyd lagu weeraray Xarunta Xalane ee Magaaladda Muqdisho.
Ilaa 3 Hoobiyaye ayaa lagu weeraray Xarunta Sida Goobjoogayaal ay inoo sheegeen.
Dhawaqa Hoobiyayaasha ayaa laga maqlay Qaar kamid ah Xaafadaha Magaaladda Muqdisho
Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay Hoobiyayaasha.

