Wararka DFS oo soo dhaweysay Shirka Caalamiga ah oo markii ugu horeysay ka furmaya Muqdisho Radio Simba - Ekim 1, 2019 0 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay shirka caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya,kaasi oo markiisi ugu horeysay lagu qabanayo magaalada Muqdisho,iyadoo horey loogu qaban jiray dalalka Yurub.