Ana Sayfa Wararka Madaxweyne Xaaf oo Sheegay inuu Dib Ula Soo Noqday Mas’uuliyaddiisa Galmudug

Madaxweyne Xaaf oo Sheegay inuu Dib Ula Soo Noqday Mas’uuliyaddiisa Galmudug

0
Madaxweyne Xaaf oo Sheegay inuu Dib Ula Soo Noqday Mas’uuliyaddiisa Galmudug
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf)

Madaxweynaha D.G Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheed ee uu u wakiisha in ay ka shaqeyso wasaaradu arimaha dib u hishiisiinta wasaaraduna aysan u marin wadadii loo baahna in loo qabto dib u hishiisiin sax ah

Waxa uu waxgaradka iyo siyaasiyiinta reer Galmudug ugu baaqay in ay ka tashtaan sidii loo dhisi lahaa Galmudug oo dhanyahay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here