Dowladda Soomaaliya ayaa si faah-faahsan kaga hadashay Arinta C/waaxid Ciise Tarabuun,oo Dowladda Kenya ay sheegtay in ay doon dooonayaan ciidamadda Amniga.
War kasoo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in ay u arkaan Muwaadin maray ciqaabtii ay ku xukuntay Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida.
