Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Miino Miino oo Ciidamo Ka Tirsan Kuwa AMISOM lagula eegtay Magaaladda Muqdisho.
Qaraxaan ayaa ka dhacay Isgoyska SOS ee Magaaladda Muqdisho.
Sida ay inoo xaqiijiyeen Goobjoogayaal qaraxa oo Dhulka ku aasnaa ayaa qabsaday mid kamid ah Gaadiidka Ciidamadda Amisom.
Goobjoogayaasha ayaa sidoo kale inoo sheegay in qaraxa ay ku dhaawacmeen Labo Ruux oo Shacab ah loona qaaday Goobaha Caafimaadka.
Dhanka kale Lama Oga khasaaraha gaaray Ciidamadda AMISOM, waxayna Fureen Rasaas Fara badan.