Ana Sayfa Wararka War Deg Deg:-Xubno Turki ah oo Lagu Qarxiyay Magaaladda Muqdisho

War Deg Deg:-Xubno Turki ah oo Lagu Qarxiyay Magaaladda Muqdisho

0
War Deg Deg:-Xubno Turki ah oo Lagu Qarxiyay Magaaladda Muqdisho

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Gaari ku xirnaa oo goordhaweyd ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo noociisa uu yahay kuwa dhajiska ah Baabuurta lagu xiro ayaa waxaa loogu dhajiyay gaari nooca aan xabadda karin Proof oo ay wateen xubno Turki ah.

Gaariga oo marayay Isgoyska Zoobe ee Muqdisho ayaa mar kaliya qarxay, waxaana halkaasi dhaawac uu ka soo gaaray laba ruux oo shacab ah.

Xubnaha qaraxa la doonayay In lagu dilo ayaa la sheegay nay yihiin kuwa ku hawlan dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.