Ana Sayfa Wararka Xildhibaano War Kasoo Saaray Xaaladda Dalka+Eedeen Loo Jeediyay Madaxda Dalka

Xildhibaano War Kasoo Saaray Xaaladda Dalka+Eedeen Loo Jeediyay Madaxda Dalka

0
Xildhibaano War Kasoo Saaray Xaaladda Dalka+Eedeen Loo Jeediyay Madaxda Dalka

Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku dhaliilay Madaxda iyo Xukumada Federaalka ah oo ay ku eedeeyeen Jabinta qodobo dastuuri ah oo ay ka mid yihiin wadajirka iyo midnimada Soomaaliya ilaalinta Mabaadiida Federalka iyo qaab dhismeedka iyo kala madax banaanida hay’adaha dowlada sida Xukuumada ,Barlmaanka iyo Garsoorka.

Waxaa ay labada aqal ee barlamaanka ugu baaqeen in ay gutaan waajibaadkii umadu u igmatay oo ay dhaarteen hadii kalena ay talada u soo celiyaan shacabkii doortay.
In si shuruud la’aan loo qaado xayiraada iyo ciqaab wadareedka la saaray shacabka Jubland.

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.