Nabadoon Xasan Nuur oo kamid ah odayaasha magaaladda Cadaado ayaa sheegay in Dowladdda Dhexe ee Soomaaliya ay doonayso xiligaan in si awood sheegasho ah ay ku dhisto Maamulka Galmudug.
Waxa uu sheegay in odayaasha magaaladda cadaado looga baxay heshiisyo lala galay taasina ay keentay in ay ka baaqsadaan Shirkii Magaaladda Dhuusa-mareeb.
Dhanka kale Nabadoon Xasan Nuur oo kamid ah odayaasha magaaladda Cadaado ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay la xisaabtaam Dowladda Madaxweyne farmaajo,islamarkaana lasiiyo wixii lagula heshiiyay.