Xukuumada Soomaaliya Oo Sheegtay In Muddo Laba Todobaad La Xirayo Iskuulada Iyo Jaamacahada Sababo La Xariira Covid19

war qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada arimaha gudaha xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa lagu sheegay in loo baahanyahay in silkuulada iyo jaamacadaha la xiro muddo laba todpobaad ah sababo la xariira in cudurka safmarka ah ee covid19 uu dalka ku soo badanayo islamarkaasna uu si xaawli ah soolaba kaclayn tiisu ay ugu sii fideyso dalka

wasaarada ayaana waxa ay soo saartay dhowr qodobo oo ay qasabtahay in la qaado si dadka loo badbaadiyo qatarta cudurka karona virus oo kusii fidaya dalka haatan.