Xisbiga Wadajir oo Sharcidaro ku Tilmaamay Ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka

Xisbiga Wadajir ee uu hogaamiyo Siyaasiga C/raxmaan CabdiShakuur Warsame ayaa sharci darro ku tilmaamay in xubno ka mid ah Xukuumaddii dhacdy ay ansixiyaan Golaha Adeegga Garsoorka.

Golaha wasiiradda ee waqtigooda uu dhamaaday ayaa khamiistii ansixiyay Golaha Adeegga Garsoorka.

Qoraal ka soo baxay xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in Xukuumad heysata Kalsoonida Baarlamaanka ayaa awood u leh inay soo jeediyaan,islamarkaana waxa Golaha wasiiradda ay sameynayeen ay sharcidaro yihiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.