Xisbiga Himilo Qaran oo War Kasoo Saaray is hortaaggi lagu Sameeyay Shiikh Shariif

Xisbiga Himilo Qaran ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray , is hortaaggi maanta lagu sameeyey wafdiga Madaxweynihi hore Sh. Shariif hogaaminayay ee ku sii jeeday magaalada Kismaayo.

Halkan Hoose ka aqriso War-Saxaafadeedka go’aanka rasmiga ah ee Xisbiga Himilo Qaran.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.