Xaaf oo Looga Digey Dhismaha Maamul Ka Madax banaan Kan Galmudug+Dhageyso

Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ugu digay dhismaha maamul kasoo horjeeda kan laga dhisayo magaladda Dhuusa-mareeb.

Cali Gacal Casir Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Galmudug oo la hadlayay idaacadda Simba ee magaaladda Muqdisho, ayaa Madaxweyne Xaaf kaga digay in uu ka hor yimaado Dhismaha maamulka Galmudug.

Waxa uu sheegay in Madaxweyne Xaaf uu yahay  nin odey ah,islamarkaana la joogo xiligii siyaasadda Soomaaliya ka fariisan lahaa,balse aan hada loo baahneen in caqabad noqdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.