Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-shabeelle oo Xil Cusub Magacaabay

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa magacaabay Gudoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dhanka Dib u Heshiisiinta iyo Arimaha Federaalka.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Wasiirka, Xilkaan ayaa loo magacaabay Mohamed Toohow Abdi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.