Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland oo u Geeriyooday Corona-virus.

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa goordhaweyd ku geeriyooday Wasiir ka Tirsanaa Xukuumadda Maamulka Puntland.

Wasiirkii deegaanka iyo beeraha Maamulka Puntland Ismaaciil Diiriye Ga’madiid oo mudooyinkii u dambeeyey caafimaadkiisa lagula tacaalayey Magaaladda Muqdisho ka dib markii uu ku dhacay Xanuunka Corona virus.

Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay geeridda Wasiirkii deegaanka iyo beeraha Maamulka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.