War Deg Deg:-Qofkii Ugu Horeeyay oo Carona Ugu Geeriyooday Muqdisho

Waxaa goordhaweyd Magaaladda Muqdisho ku geriyooday qofkii sideedaad ee wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay in uu qabo caabuqa Carona-virus.

Qofkaan oo magaciisa lagu sheegay  Shariif Maxamed  ayaa la sheegay in gudaha dalka uusan ka bixin,islamarkaana todobaadkaan laga helay cudurka Carona, waxaana da’diisa lagu sheegay 58-sano jir.

Ala ha u naxariistee Shariif ayaa ahaa aabaha aabaha agaasimaha isbitaalka Banaadir Fartuun Shariif Maxamed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.