War Deg Deg:-Qofkii Labaad ee Qaba Carona oo Lagu Arkay Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii labaad ee Qaba Cudurka Covid-19 laga helay Magaaladda Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in qofkaas la xajiijiyay in uu Qabo Cudurka.

Dhawaan ayay aheyd markii qofkii ugu horeeyay ee Qaba Cudurka Covid 19 laga helay Helay Magaaladda Muqdisho,waana la karantiilay.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qofka laga helay uu yahay Taliye ciidan oo Tababar kusoo qaatay dalka Talyaaniga kaasi oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.