War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho.

Qarax loo adeegsaday gaari Walxaha Qarxa laga soo Buuxiyay ayaa ka dhacay Wadada Maka Al Mukarama gaar ahaan Nawaaxiga Hotel Wehliye.

Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah ayaa jira.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.