War Deg Deg:- Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdidho.

Qaraxaan oo gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha loo adeegsaday ayaa lagu weeraray Xero Goordon oo u dhow Tarabuunka Degmadda Hodan, Waxaana la maqlayaa Rasaas.

Ma cadda khasaaraha illaa ka dhashay qaraxaan.

Simbanews.com kala soco Faahfaahinta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.