War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Dhuusa-Mareeb

Wararka ka imaanaya Magaaladda Dhuusa-mareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa ku waramaya in qarax uu goordhaweyd ka dhacay Magaaladaas.

Qaraxa oo loo adeegsaday Bambadda gacanta lagu tuuro ayaa lagu weeraray Xarunta Maxkamadda Dhuusa-Mareeb.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhaawacmay 3Ruux oo shacab ah,ma jirto cid ku dhimatay.

Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray Ciidamadda Amaanka Dowladda Soomaaliya,waxaana socda Howlgal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.