War Deg Deg:-Hoobiyayaal Lagu Weeraray Madaxtooyadda Soomaaliya

Tiro hoobiyayaal ah ayaa goordhaweyd laga maqlay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Hoobiyayaasha oo tiro ahaan gaarayay 3-hoobiye ayaa ku dhacay xaafaddo ku dhow dhow Xarunta madaxtooyadda Soomaaliya,halka kuwa kale ay gudaha u galeyn madaxtooyadda.

Jugta hoobiyayaasha ayaa si weyn loogu maqlay Xaafadaha magaaladda muqdisho,waxaa ilaa haatan aan la ogeyn khasaaraha ay dhaliyeen.

wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.