War Deg Deg:-Guddoomiyihii degmada Awdheegle oo Qarax Lagu Dilay

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Goordhaweyd ka dhacay Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Qaraxa oo miino ahaa waxaa loo dhigay Guddoomiyihii degmadaas,Maxamed yarow,waxaana la xaqiijiyay in uu geeriyooday.

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Najax ayaa xaqiijiyay geeridda Gudoomiyihii Degmada Awdheegle Maxamed yarow.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.