War Deg Deg:-Dil Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho+Sawirr

Ciidamadda Amaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd ruux dhalinyaro ahaa ku dilay Magaaladda Muqdisho.

Dilkaan ayaa ka dhacay Deegaanka Garasbaaley ee Duleedka Magaaladda Muqdisho.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Wiilka la dilay uu hubeysnaa islamarkaana ay Ciidamadda Toogteen,kadib markii ay ka shakiyeen.

Sidoo kale waxaa baxsaday dhalinyaro kale oo la socotay oo iyagana hubeysnaa sida la sheegay.

Sawiradda lasoo bandhigay ayaa muujinaya wiilka oo Xabado ku yaalaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.