Ugaas Xuseen Maxamed iyo Askari Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd Magaaladda Muqdisho ku dilay Nin Ugaas ahaa.

Dilka ayaa ka dhacay Suuq Bacaaf ee Magaaladda Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in kooxo hubeysnaa ay toogteen Ugaas-ka oo Magaciisa lagu sheegay Ugaas Xuseen Maxamed Daa’uud iyo askari ilaalo u ahaa,waxayna ka baxsadeen goobta uu dilka ka Dhacay.

Al-Shabaab ayaa inta badan sheegta mas’uuliyadda Dilalka Noocaan oo kala ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.