Shiikh Xasan Daahir oo Shaaciyay Cidii Ka Dambeysay Xariggiisa+Dhageyso

Hogaamiyihii Hore ee Ururka Xisbul Islaam Shiikh Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ku ah magaalada muqdisho tan iyo 26-june sanadkii 2013-kii ayaa markii ugu horeysay shaaciyay cidii ka Dambeysay Xariggiisa.

Kadib muuqaal uu soo duubay Shiikha ayuu ku sheegay in Madaxweynihii Hore ee Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo saaxibadiiisa ay ka dambeeyeen xarigiisa.

Waxa uu sheegay xasan Daahir Aweys in xarigiisa laga baaqsan karay,islamarkaana Dowladii xasan Shiikh Maxamuud aysan si wanaagsan ula dhaqmin markii laga soo xirayay magaaladda Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.