Shabaab oo Soo Bandhigay Ergooyinkii Xildh Kasoo Xulay Galmudug+Sawirro

Al-shabaab ayaa Degmadda Xarardheere ee Gobolka Mudug kusoo bandhigay tobanan kamid ah Odayaashii dhaqanka ee Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Federaalka kasoo xulay dhanka maamulka Galmudug.

Odayaasha lasoo bandhigay oo gaaraya 90-ergo ayaa waxaa dhawaan cafis u fadiyay shabaab,waxaaana munaasabadd lagu soo bandhigayay ay ka dhacday Degmadda Xarardheere.

Horay ayay Al Shabaab sidaan oo kale boqolaal kamid ah odayaashii dhaqanka ugusoo bandhigtay magaalooyin dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxayna uqabatay siminaaro diini ah oo waxbadan ka bedelay dhaqanka odayaasha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.