Shabaab oo Shacabka Ugu Digay Ka qeyb galka Doorashadda Qof iyo Cod+Sawirro

Hogaanka Sare ee Al-shabaab,odayaal dhaqameed, iyo Qaar kamid ah Culimaa-udiin Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay dagaalka Shabaab ay kula jireen Dowladda Soomaaliya, AMISOM iyo Doorashadda Soomaaliya ka dhacaysa.

Kulanka oo socday muddo shan maalin ah, ayaa gaba-gabadii laga soo saaray ilaa shan qodob oo kala ah Dustuurka ay ku dhaqanto Dowladda Soomaaliya, Doorashooyinka dimuquraadiga ee la doonayo inay ka qabsoonto wadanka, la wareegitaanka Ciidamadda Dowladda iyo AMISOM Qaar kamid ah magaalooyinka dalka,  cowlamada bariga Afrika iyo sharciyada Dowladda Madaxweyne Maxamed C/laahi  (Farmaajo).

Arintaan ayaa kusoo aadaysa xili Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ku adkeysanayo in sanadka 2021-ka la qaban doono doorasho qof iyo cod.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.