Ra’iisul Wasaare Rooble Oo U Xil Saaray Wasiiru Dowlaha Xafiiskiisa Inuu Dardargeliyo Howlaha Doorashooyinka

Si Loo Amba qaado habraaca doorashada dalka ee 2021 islamrkaasna loo hirgaliyo heshiisyada 17 december her faderaal iyo heer dowlad goboleed ayaa waxa uu raiisul wasaaraha xukuumada faderaalka somaaliya waxa uu u xil saaray in howlahaasi la dar dar galiyo rasiiru dowlaha xafiiska raiisul wasaaraha dalka

waxaana la sheegay in wasiiru dowlaha uu masuulka yahay isku xirka iyo wada shaqeynta xukuumada iyo dowladaha xubnaha ka ah

Halkaan hoose Ka Akhriso