Qoor Qoor oo Caabudwaaq Ku Wajahan iyo Diyaar Garow Laga Dareemayo Magaalada

Madaxweynaha maamulka Galmudg Axmed Kaariye  (Qoor Qoor), ayaa lagu wadaa sacadaha soo aaddan in uu gaaro degmada Caabud waaq ee waqooyiga Gobalka Galgaduud.

Madaxweynaha iyo wafdi ballaran oo uu hoggaaminayo ayaa sida la sheegay waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada oo si weyn looga dareemayo soodhaweynta madaxweynaha.

Magaaladda Caabudwaaq ayaa Maanta waxaa ka socdo diyaar garoow ballaaran oo ku aadan soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug, isla markaana waxaa Waddooyinka lagu dhejiyay Sawiradda Qoorqoor.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.