Puntland oo Bilowday Qorshe Ka Dhan ah Dowladda, Xafiisyo Albaabada La Xiray

Maamulka Puntland ayaa bilaabay qorshe ka dhan ah Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan Xildhibaanadda kasoo jeedda Deegaanadda Maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Puntland aysan aqbali doonin in Xafiis aan lagu soo wargalin in laga furo Magaalooyinka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.