Nin Soomaali ah oo Dad ku Laayay Dalka Norway.

Nin Soomaali ah ayaa la sheegay in uu weerar dhimasho iyo dhaawac gaystay uu ku qaaday dad caddaan ah iyo Soomaali ku suga Dalka Norway.

Weerarkaas ayaa ka dhacay  gudaha dalka Norway  magaalo 90km u jirta magaalada Oslooo ah caasimadda dalka Norway

Waxaa la sheegay in Ninkan Somaliga ah uu weerar uu u adeegsaday Toorreey uu ku qaaday seddex haween ah oo labo soomaali ay yihiin, waxaa la sheegay in haweenaydii caddaanka ahyd ay u geeriyootay dhaawacii soo gaaray.

Ninkaan ayaa la sheegay in dhimirka uu la’yahay uuna aha qof xanuunsan, Booliska  ayaa sheegay in ay goor dhaw war kasoo saari doonaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.