Nabad Suggida Jubbaland oo Soo Bandhigtay Sarkaal Shabaab ahaa

Maamulka Jubba-land ayaa soo bandhigay Sarkaal kasoo Goystay Dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab.

Sarkaalkaan oo magaciisa lagu sheegay Rayaan Shiikh Nuuur ,balse  Shabaabka dhexdooda  looga yaqaano (Abuu Xamsa), ayaa ahaa Madaxii Gaadiidka Shabaab ee Gobolka Jubadda Hoose.

Taliska Nabadd Sugidda Dowladd goboleedka Jubblanad faah-faahin ka bixinin sarkaalkaan Shabaab kasoo goystay.

Dhanka kale ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka Xarakadda Al-shabaab oo loogu hadlaayo sarkaalkaan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.