Muuse Biixi oo Xilka Ka Qaaday Madax Ka Tirsan Maamulka Soomaliland

Muuse Biixi ayaa wareegto uu soo saaray xilkii ka qaaday Guddoomiyihii  ee gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali  iyo Guddoomiyihii ee gobolka Hawd ee Somaliland Yaasiin Maxamed Shide, sidoo kale isku baddelay guddoomiyeyaashii gobolada Sanaag, Saaxil, Gabilay iyo Saraar.

  1. Maxamed Axmed Caalin Yuusuf ,Guddoomiyaha gobolka Awdal.

 

  1. Axmed Cismaan Xasan Cilmi, Guddoomiyaha gobolka Sanaag

 

  1. Axmed Maxamed Xaashi Ducaale, Guddoomiyaha gobolka Saaxil.

 

  1. Axmed Cige Maxamed Geeddi, Guddoomiyaha gobolka Hawd.

 

  1. Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye, Guddoomiyaha gobolka Gabiley.

 

  1. Maxamed Cismaan Xaaji Axmed, Guddoomiyaha gobolka Saraar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.