war qoraalka ah oo kasoo baxay golaha midowga musharaxiinta ayaa waxa looga hadlay shirkii madaxda dowladda iyo dowlad goboleedyada oo shalay natiijo la,aanta kusoo dhamaaday
waxaana musharaxiintu ay sheegeen in arintaasi ay ka walaacsanyihiin islamarkaasna ay fashilka shirka ku eedeynayaaan madaxweyne farmaajo