Maxay Al-Shabaab Kala Kulmeen Ergadii Soo Doortay Xildhibaanadda?

Al-shabaab ayaa baahiyay codadka qaar kamid ah ergooyinkii soo doortay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Alshabaab waxa ay baahiyeen codadka lix kamid ah ergooyinkii doorashadda Xildhibaanadda,waxayna ka shaakiyeen waxa Shabaab ay kala kulmeen.

Khadiijo Siidoow Busto iyo Kuuseey Eenoow Cusmaanoow waxay magaalada Baydhabo kusoo doorteen Xildhibaan Saalim Caliyoow Ibroow oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda Federaalka.

Waxa ay sheegeen in Si wanaagsan loo soo dhaweeyay,islamarkaana Dhulalka Shabaab ay ka taliyaan ay yihiin kuwa Amni ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.