Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta ee Baarlaamanka Soomaaliya

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah khrinta labaad ee wax ka Badalka Sharciga Xisbiyadda Siyaasadda oo horey Xildhibaanada Akhrinta Koowaad u marsiiyeen.

Xildhibaanadda Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa xalay lagu wargaliyay in ay kulanka yimaadaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa tan iyo markii uu furmay Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka waxaa ay ku ansixiyeen sharciyo kala duwan oo la horgeeyay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.