Madaxweyne Waare oo Magacaabay Guddi Baaritaan

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Mohammed Abdi Ware oo aad uga xun falka musiibada ah ee lagu xasuuqay samafalayaasha Caafimaadka Ee ka shaqeynayay Deegaanka Gololey, ayaa magacaabay Guddi Xaqiiqa raadin ah oo baara Kiiska lagu laayay adeegayaashaasi Caafimaadka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.