Madaxweyne Deni oo Haweeney U Magacaabay wakiilka puntland ee maraykanka

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Wakiil cusub oo Puntland u qaabilsan Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool waddanka Maraykanka

Dikreeto xalay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland oo tirsigeedu yahay Lr-68 ayaa lagu sheegay in Mulki Cabdisamad Xuseen loo magacaabay Wakiilka Puntland u jooga Dalka Maraykanka kadib markii la arkay baahida loo qabo xoojinta xiriirka u dhexeeya dowladda Puntland iyo Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool waddanka Maraykanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.