spot_img

Madaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabay Qaar kamid ah Musharaxiinta Utartameysa Doorashada Aqalka Sare

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubaland u gudbiyay tartamayaasha qaar kamid ah kuraasta Aqalka sare ee Jubaland.

Related Post

Wararka