spot_img

Madaxdii Hore ee Puntland oo Ka Hor Timid Go’aanka Isimadda

Bayaanka ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland, Labo Madaxweyne hore, Ra’iisul Wasaarihii hore iyo xubno kale ayaa ka horyimid qoraalkii qaar ka mid ah Isimada Puntland soo saareen aanu talo ku laheyn, sidaas darteed aanu aheyn mid wax u taraya xasilloonida iyo Wadajirka Puntland.

Xubnahaan ayaa sheegay in go’aanka kasoo baxay Isimadda Maamulka puntland uusan aheyn mid la aqbali karo,waxayna soo jeediyeen in la fariisto arintaan.

Related Post

Wararka