Hoobiyayaal Caawa Laga Maqlay Magaaladda Muqdisho+Rasaas

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Hoobiyayaal Caawa laga maqlay Magaaladda Muqdisho.

Hoobiyayaasha oo laba ahaa ayaa lagu Weeraray Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya oo ku taala Degmada Deyniile ee Gobolka banaaadir, waxaana Hoobiyayaasha kadib la maqlay rasaas fara badan.

llaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay Madaafiicda lagu Weeraray Xarunta Wadaaraddda Gaashaandhiga.

Shabaab ayaa inta badan sheegta Mas’uuliyadda weeraradda noocaan oo kala ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.